Dowlada Somalia oo sheegtay in xal KMG ah loo helay Internetka & cilad weli jirta (Akhriso)

Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta WAR-SAXAAFADEED Khadka Internet-ka ayaa dib ugu soo laabtay Koonfurta & Bartamaha Soomaaliya, kadib markii si ku-meel-gaar ah loo xalliyay cilladdii jirtay, oo sababtay inuu internetku go’o shalay 26kii Luuliyo 2020, saacaddu markay ahay 10:38 barqo, iyadoo wixii markaasi ka dambeeyay ay Wasaaraddu fartay shirkadaha adeegga internetka bixiya inay sida ugu dhaqsaha … Continue reading Dowlada Somalia oo sheegtay in xal KMG ah loo helay Internetka & cilad weli jirta (Akhriso)